Deegaanka Fuuma ee Gobalka Jubada hoose oo laga hergeliyay Dugsi hoose dhexe

0
814

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Fuuma oo qiyaastii 26 km kaga beegan dhanka galbeed Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga daahfuray iskuul hoose dhexe oo ay wax ku baranayaan caruurta deegaanka,waxaana iskuulkaan lagu hirgaliyay qaab isku tashi ah,iyadoo ay dadka deegaanka la kaashadeen wasaaradda waxbarashada  Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here