Deegaanka dhoobley oo laga dareemayo Horumaro dhanka Ganacsiga ah

0
604

Dhoobley-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka dhoobley waxa uu  ka mid yahay deeganada dowlad goboleedka Jubbaland ee ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Waxaana dadka deegaanka ay sameeyeen mudooyinkii u dambeeyey horumaro dhanka  ganacsiga ah

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here