Deegaanka Dhoobleey oo Horumaro kala duwan laga dareemayo

0
269

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka dhoobley waxaa uu  ka mid yahay deeganada dowlad goboleedka Jubbaland,Waxaana dadka deegaanka ay sameeyeen mudooyinkii u dambeeyey horumaro ganacsi.

Hadaba waa kuwaan qaar ka mid ah ganacsatada deegaanka dhoobley oo ka waramaya ganacsigooda.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here