Deegaanka Dalsan duleedka Gaalkacyo oo Ceel Biyood laga hirgalinayo

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda tamarta iyo Biyaha Maamulka Galmudug ayaa degaanka Dalsan oo hoostaga magaalada Galkacyo ka bilaawaday qodista ceel-Biyood Riig ah.

Qodista ceel-Biyoodkaan ayaa waxaa iska kaashanaayo Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug iyo Hay’addaha CBD iyo Unicef.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here