Deegaanka Caballe Biroole oo Laga dareemayo Horumar Ganacsi

0
295

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalle Biroole waa Deegaan hoos yimaada magaalada kismaayo Xarunta ku meel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland,Deegaanka waxaa Ka Jira Hormaro Ganacsi oo waayadii dambe si weyn u soo ifbaxaayay Ganacsatada ku nool Deegaanka Cabdalle Biroole ayaa warbaahinta u sheegay in Ganacsiga Deegaanku uu yahay mid Xilliyada Habeenkii iyo Maalinkii Bulshada si nabad ah uu Ganacsigoodu ugu socdo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here