Deegaanka Buulo-Bartire ee G/J/Hoose oo laga hirgaliyay Barkad Biyood.

0
624

Kismaayo(Idaacada Waamo)Deegaanka Buulo-Bartire ee Gobolka Jubbada Hoose waxuu kamid yahay deegaanada dhawaan laga hirgaliyay duleedka magalada kismaayo gaar ahaan dhanka waqooyi waxna kunool dad isugu jiro xoolo dhaqato iyo beeralay

Dadka deegaanka ayanan heysan goobo waxbarasho iyo caafimaad kuwaasi oo ay dadka deegaanka doonayaan in laga gacan siiyo.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here