Deegaanka Buulla Xaaji oo lagu qabtay kulan ku saabsan xoojinta iskaashiga bulshada iyo maamulka

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa Deegaanka Buulla Xaaji ku qabatay kulan Bulsho oo ku saabsanaa xoojinta iskaashiga bulshada iyo Horumarinta maamulka.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here