Deegaanka Buulagaduud oo laga hirgaliyay Ceel-biyood

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka  Buulagaduud ee waqooyiga magaalada ayaa kamid ah deganadi ey sameysay fatahada wabiga Jubba iyadona bur bur u geysatay ceelishi halkas ku yaalay bulshada deeganka ayaana codsaday in loo hirgiliya Ceel-biyood,Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha Jubbaland oo kaduleysa codsiga bulshada ayaa waxa ey halkas kahirgilisay ceel biyood kaas oo hilgilintisa ey iska kashadeen Hay, adda SADO ugu horeeyn waxaa goobta ka hadlay Gudoomiyaha deeganka Buulagaduud ee Waqooyiga Kismaayo, Cabdullaahi Maxamed Cabdulle ayaa ka mahadceliyay ceel biyood loo dhisa, asagoo sheegay iney aad ugu baahnaayeen maadaama fatahadihii sanadkii hore ay saameyeen ceelishi biyaha ee deegaanka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here