Deegaanka Buula Xaaji oo laga Hirgalinayo Mashaariic Horumarineed

0
76

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeganka Buulo-xaaji oo dhanka galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa mudo dheer ka jiray baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin in dhalinyarada deegaankaasi aysan haysan goroomo ay ku ciyaaraan kubada cagta iyo sido kale xarumo dhalinyarada lagu baro farsamada gacanta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here