Deegaanka Buula-bartire oo dhir beeris laga sameeyay

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalanyarada Cagaarsan oo kaashanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ayaa 50 geed oo qeyb ka ah Mashruuca dhireeynta kuberay beer kutala degaanka buula bartire ee waqooyiga magalada Kismaayo Ururka Cagaarsan ayaa ah Urur ay ku mideysan yihiin Dhalanyaro u istagay Qurxinta guud ahaan deeganada Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here