Deegaanka bilicsan ee galbeedka magaalada Kismaayo oo laga dhagax dhigay masjid Cusub

0
375

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaananka bilicsan oo qiyaastii  18KM  kaga began dhanka galbeed ee magalaada Kismaayo deegaanka ayaa waxaa laga dhagax   dhigay masjid cusub oo dhagax ah  madaama dadka degaananka ay ku tukan jireen masjid ka samaysan jiinkad waxaaa ayna dadka deegananku isku raaceen in ay balaariyaan dhismaha masjidkan.

 Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here