Deegaanka Baarka oo laga hergrliyay Adeegyo kala duwan

0
255

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baarka oo ka mid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo ayaa  waxay nasiib u yeelatay in laga hergaliyo dhismaha xarumihii ay ku shaqeeyn lahaayeen Maamulada Deegaanadaasi,Nalalka Cadceedda ku shaqeeya iyo goobo wax waxbarasho.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here