Deegaanka Baar-Sanguuni oo Laga Soo Sheegay Inuu  ka Dilaacay Cudurka Jadeecada  

0
237
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baar-sanguuni waxaa uu ka mid yahay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo, Qaar ka mid ah bulshada kunool deegaanka Baar-Sanguuni ayaa waxaaa ay la xanuunsan yihiin cudurka Jadeecada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here