Deegaanka Af-barwaaqo oo laga bilaabay dhismaha Garoonka Diyaaradeed

0
143
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug ayaa laga bilaabay dhismaha garoon diyaaradeed kaasi oo ay iska kaashanayaan bulshada deegaanka iyo dad qurba joog ah.
Ujeedka loo bilaabay dhismaha garoonkan diyaaradeed ayaa ah sidii bulshada ku nool Degaanka Afbarwaaqo ay u heli lahaayeen duullimaadyada ay u baahnaayeen.
Xoghayaha Guud ee Dowlada hoose ee Degmada Gaalkacyo Cabdiqani Maxamuud Axmed ayaa faah faahin ka bixiyay dhismaha garoonkaan iyo sida uu ku bilowday.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here