Deegaanada waqooyiga kismaayo oo laga daah-furay Tallaalka cudurka Daacuunka

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland ayaa deegaanada waqoyi ee magaalada Kismaayo ka bilowday talaalka cudurka shubanka kaas oo muddo shan cisha ah socon doono isla markaana lasiinayay dadka da’dooda u dhaxeyso hal sana iyo wixii kaweyn.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here