Deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyey mashaariic hormarineed

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Sea oo ka howl-gasha deegaanada Jubbaland ayaa mashaariic horumarineed oo isugu jira ceel biyood iyo musqulo ka hirgalisay deegaanada farwaamo ,Towfiiq, Singalayr iyo Wirkoy kuwaas oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here