Deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo oo ay saameeyeen fatahaadaha wabiga

0
392

Kismaayo(Radio Waamo)Deegaanka Siin galeyrka oo dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo 45,km ayaa waxaa ku nool bulsho isugu jirta beero qodato iyo xoolaley,waxaana haatan saameeyay fatahaada.

wabiga,iyagoona sameystay doomo macmal ah oo ay kaga gudbaan biyaha,kadib markii guryahoodi ay ugu soo galeen biyo,islamarkaasina ay waayeelka iyo caruurta ula carareen meelaha taaga ah ee dhinaca laamiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here