Deegaanada dhaca Galbeedka Kismaayo oo laga soo sheegayo biyo La`aan baahsan

0
42
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Galbeedka magaalada Kismaayo waxaa ku yaalo deegaano badan oo kamid yihiin Barkada Shariifada, tuulo Barwaaqo, Yaaqraar Tuulada Qarsaa iyo tuulooyin badan.
Deegaanada dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo ayaanan laheyn wax ceel ah waxaana dadka deegaanadaasi ay ku tiirsan yihiin biyaha roobka iyo biyo booyado lagu keeno oo laga keeno magaalada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here