Kismaayo(Idaacadda Waamo)-wasiir ku xigeenka wasaaradda Waxbarshada,Hidaha iyo Taliinta sare ee Dowalad Goboleedka Jubbland ayaa waxaa uu labo dugsi ka dhagax dhigay deegaanada Dalsan iyo Fuuma oo hoos yimaada magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.