Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Barwaaqo oo hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa laga hirgeliyay ceel biyood riig ah kaasoo bulshada deegaanka ay baahi badan u qabeen.
Daah furka ceelbiyoodkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka Galmudug, maamulka degmada Balanbale, odayaal dhaqameed, haween iyo dhalinyaro.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.