Deegaan hoosyimaada degmada Gerijir ee Gobolka Hiiraan oo laga hirgiliyay Ceel-biyood

0
25

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xildhibana ilyaas sheeq Axmed oo katirsan barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta degaanka qorjiidle oo hoosyimada degmada gerijir ee gobolka Hiiraan kaxarig jaray ceel biyood kaas oo bahi ween ey u qabeen bulshada ku nool degaanka

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here