Dayactirka lagu wado wadada laamiga Baladweyn oo maraya heer gabo gabo ah

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa heergab gabo ah maraya dhismaha wadad isku xirto degaanka celjale iyo gudaha magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Dhismaha wadada  oo ay iska kashanayaan gudiga ganacsatada gobolka hiiraan iyo mamulka gobolka hiiraan ayaa waxaa sameyn u geystay fatahadii dhowaan ku dhuftay magalada baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here