Daruufo Nololeed oo soo wajahday Qoysaska ku nool kaamka Wabi shabeelle ee Baladweyn

0
98
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kaamka wabi shabelle ee ku yaallo xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne  ayaa waxaa saameysay fatahadii dhawaan ku dhuftay magaalada Baladweyne iyadoo bur burisay dhamaan guriyahii ku yaalay kaamka.
Kaamka ayaa ku yaalo halka aay biyaha wadiyaasha  ay kaga daraan waabiga shabelle ee dhax maro magalada Baladweyne.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here