Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Buur-Hakaba Waxay kamid tahay Meelaha uu saameynta weyn ku yeelatey Dagaalada Sokeeye ee uu dalka soo maray iyadoona dadka halkaasi ku ay mudo ku jireen xaalada adag islamarkaana uu ku yaraa Horumarada oo ay ugu horeyso Fursado Ganacsi shaqo iyo Adeegyada kale, Darawalada Mooto Bajaajta Magaalada Buur-hakaba oo Dhaqaale yari soo wajahday.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.