Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadada dheer ee isku xirto buurta janto iyo xerada lama galaay ee magaalada Baladweyne oo ah mid aad u bur bursan ayaa waxaa dhib badan kala kulmo dhalinyarada ku shaqeysto mooto Baajajta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.