Danyarta Kaam Sahal ee magaalada Kismaayo oo Roobabkii da’ayay saameyn ku yeesheen

0
319

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dadka barakacayaasha ah ee degan Kaam Sahal magaalada Kismaayo ayaa waxaa saameyn ku yeeshay Roobab dabeylo wata oo mudooyinkii u dambeeyay ka da’ayay magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here