Danyarta Deegaanada Waqooyiga Kismaayo Oo Loo Qeybiyay Xoolo Nool

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Maamulka jubbaland ayaa xoolo nool nool oo loogu talagalay dhaqasho u qaybiyay barakacayaasha kunool degaanada waqooyiga kismaayo sida new qaam qaam iyo sidoo kale New ceel Jaale kuwaas oo horay xoolohoode ugu waayay abarahii dalka ku dhuftay iyo masiibadii elniino

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here