Danyar Qashinka la iska soo daadiyo ka raadsato nolol maalmeed oo codsi u diray Dowladda

0
603

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxa ay tagaan goobaha lagu qubo qashinka magaalada iyagoo ka raadsada waxyaabo an ficikara nolashooda oo la soo raaciyey qashinka sida raashiin iyo agab kale oo muhiim u ah iyaga.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay jiraan caruur dhax seexda qashinka kuwaasoo aan la hayn hooy.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here