Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland Cadar Cabdulahi oo ay wehliyaan hool wadeena katirsan Wasaaradda ayaa Deeqa raashinka ah gaar siiyay dadka Barakacayaasha ee ku nool Deeganada Dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose kuwaas oo kala ah Far-waamo iyo Towfiiq.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.