Dalladda Talo-samo iyo wasaaradda waxbarashada Galmudug oo iskuul ka dhagax dhigay deegaanka Oon-reeb ee Koofurta degmada Guriceel.

0
174

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulkaan oo ay iska kaashanayaan Dhismahiis dadka Deegaanka iyo wasaaradda waxbarshada Galmudug ayane fulintiis Gacanta ku haayso Dallada hormarinta Waxbarshada ee talo samo ayaa laga dhagax dhigay Deegaanka Oon-reeb ee Koofurta degmada Guriceel.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here