Kismaayo(Idaacada Waamo)Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen haweenka Dalada Nabadaynta Degmada Kismaayo ayaa muhiimada loo qabtay ay ahayd in ay haweenku muujiyaan doorkooda ku aadan Kaqayb Qaadashada siyaasada iyo dib udhiska dalka .
Waxaa Muddooyinkii dambe Haweenka Soomaliyed ay dadaal ugu jireen sidii ay door muuqda ugu yeelan lahayeen hanaanka siyaasada dalka.
War bixintan waxaa noo haya :Xamdi Maxamed Yaasiin.
R/W,Kismaayo