Dalladda kheyriga ah ee Kaaba oo Qoysas danyar ah gaarsiisay deeq raashin ah

0
272

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dalladda kheyriga ah ee Kaaba  waxaa ku bahoobay Gabdho Dhalinyaro ah oo kunool magaalada Kismaayo kuwaa oo u istaagay sidii ay u caawin lahaayeen dadka Masaakiinta ee Aan heysan waxay bisha barakeysan ee Ramadaan ku Afuri lahaayeen.

Hadaba Gabdhahaan Dhalinyarada ee Mideysan Daladda Kaaba ayaa mar kale Qoysaska danyar ah kunool Magaalada Kismaayo gaarsiisay deeq raashin ah oo ay ugu tala galeen iney afur ka dhigtaan Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here