Dallada Nabadaynta Haweenka Degmada Kismaayo oo Dhalinyarada Soomaliyed ugu Baaqay in ay ka shaqeeyaan Horumarka Dalka

0
381

Kismaayo(Idaacada Waamo)Af-hayeenka Dallada Nabadaynta Haweenka Degmada Kismaayo Cadar Ismaacil Juraati ayaa ku baaqday in Dhalinyarada lagu wacyigaliyo Sidii ay uga qaayb qaadan lahayeen Dib Ushiska dalka.

Waxaa ayna dhalinyarada ku baraarujisay in ay ka waantobaan u hanqal taagista wadamo kale ayna Aminaan in wadankooda ay wax ka qabsan karaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa waxbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here