Daladda Nabadeeynta Dhalinyarada Kismaayo oo ka waramay Nabadda iyo ahmiyadda ay leedahay

0
86

Iyadoo Nabadda ay muhiim u tahay aadanaha oo dhan ayaa waxaa haatan soo badanaya Dhalinyarada ka shaqeeyneyso Nabadda.

Daladda Nabadeeynta Dhalinyarada Kismaayo oo loo asaasay ka shaqeeynta Nabadda oo marti ku ahaa Barnaamijka Horumarinta Nabadda ee Idaacadda Waamo ayaa ka warbixiyay sida ay uga shaqeeyaan Nabadda iyo ahmiyadda ay u leedahay bulshada.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here