Daladda Haweenka Nabadeynta Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay ka Shaqeeyaan Nabadda.

0
149

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Daladda Haweenka Nabadeeynta degmada Kismaayo ayaa bulshada ugu baaqey in ay ka fogaadaan wax walba oo keeni kara nabadgelyo darro oo ay ugu horeeyaan maadooriyaha noocyadiisa kala duwan, islamarkaasna bulshada ay ka shaqeeyaan Nabadda.

Juweriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here