Daladaha Nabadeynta Haweenka iyo Dhalinyarada  Kismaayo oo soo dhaweeyay heshiiskii Laga gaaray khilaafkii Gobalka Gedo

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dallada nabadeynta dhalinyarada iyo Dallada nabadeynta ee Haweenka Degmada Kismaayo oo kulan yeeshay ayaa bogaadiyey heshiiska hordhaca ah ee laga gaaray khilaafaadkii ka jiray Gobalka Gedo.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here