Daladaha Nabadeeynta Jubbaland oo baaq Nabadeed ka soo saaray Colaadda Degmada Luuq

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada ee degmada kismaayo ayaa baaq Nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagalamaya dagmada Luuq ee Gobalka Gedo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here