Daladaha Nabadeeynta Haweenka iyo Dhalinyarada degmada Kismaayo oo wacyelin Nabadda ku saabsan sameeyay

0
191

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dallada Nabadeeynta Dhalinyarada Kismaayo iyo Dallada Nabadeeynta Haweenka degmada Kismaayo iyo Odayaashka dhaqanka ayaa maanta si wadajir ah Wacyigelin ku saabsan Nabadda ka sameeyay Xaafadaha magaalada Kismaayo,waxaana bulshada ka wacyigelinayeen waxyaabaha keeni karo Nabadgelyo darada oo ay ka mid tahay daroogada,intii ay wacyigelinta socotay waxay Makaroofan la dhexmarayeen jidadka magaalada,islamarkaasna iyagoo adeegsanayo Suugaan ka turjumeyso Nabadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here