Dagmada Buur Dhuubo Oo ay kajirto Xaalad binaa,adanimo Oo Dhaka Caafimaadka

0
341
Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa Dagmada Buur Dhuubo Ee Gobolka Gado ka taagan xaalad Caafimaad daro iyada Oo uu Xiranyahay Isbitaalkii loogu Adeegi jiray dadka kunool buur dhuubo iyo nawaaxigeeda .
Waxaana jira haween Siyaabo kala duwan ugu gayriyooday dagmadaasi Kadib markii ay wayeen Adeegyadii Caafimaad Ee ay ubaahnayeen sidaa Uu noo xaqiijiyay isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka  Jubbaland Ee Dagmada Buur dhuubo  Maxamed Aadan Maxamed  waxaa uuna sheegay in Dagmada ayna ka jirin Xarumo Caafimaad oo rasmi ah .
Caafimaadku waxaa ukamid yahay adeegyada aas asiga u ah nolosha Binaa,aadamka wayna adag tahay in lagu noolado  meel aan adeeg Caafimaad kajirin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here