Degmada Balad-xaawo oo  laga hirgeliyay Shirkad Nadaafada ka shaqeeyso

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladxaawo ayaa waxaa maanta laga daahfuray shirkadda Nadaafada iyo Dhireynta Deegaanka, Munaaabsada lagu daah furaayay shirkada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha degmada Baladxaawo musuliinta shirkada Nadaafada iyo dhireynta deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here