Dagmada Afmadoow oo laga dhagax dhigay Kawaan lagu Qalo Xoolaha

0
319

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dagmada Afmadow  oo ah Magaalo Qadiimi ah isla markaasna leh tariiq soo jireen ah ayaa Hatan waxaa ka jira hormaro kala duwan oo ay ku tilaabsaden dadka kunool .
Dagmada oo  horay  aan ulahay Kawaan  la isugu keeno dhamaan xoolaha lagu qalo magaalada Ayaa  hada waxaa laga dhagax dhigay Kawaan Dhiigle Caalami ah Kasoo laga hirgalin doono Duleedka Magaalada.

Gudoomiyaha Dagmada Afmadow  Yuusuf Xasan Xussen ayaa ka warbixiyay muhiimada kawaan kaan uu uleyahay bulshada reer afmadow
Dhanka kale Gudoomiyaha ayaa sheegay in mashruuca kawaankan lagu dhisayo ay iska  kaashanayaan Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Hay,ada UN Habiteed
Kawaan  ladhagax dhigay ayaa ah mid loogu tala galay in ay isticmaalan dadka ku nool  Afmadoow.R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here