Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay deeganada dhinaca galbeed ee magaalada kismaayo ka dhaceen dagaal Beeleed u dhaxeeyay beelo walaalo ah ee deegaanka wada dega ayaa waxaa arintaas laga gaaray heshiis nabadeed.
Odayaasha dhaqanka iyo Culimo u diinka Degmada Kismaayo ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii loo soo afjari lahaa colaadaas, waxayna ugu dambeyn ku guuleysteen in lagu Heshiiyo dhowr qodob.
Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Iidle Aadan Maxamed