Dadweynaha Kismaayo oo maalmaha nasashada u damaashaad taga Xeebaha Kismaayo

0
197

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xeebaha Kismaayo Liido iyo Kiboora waxaa maalmaha nasashada ee Khamiista iyo Jimcaha buux dhaafiyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana ay halkaasi ay u tagaan siyaabo kala duwan, dadkaan oo u badan Dhalinyaro ayaa ku ciyaaro Kubad, halka qaarna ay dabaashaan.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here