Dadweynaha Kismaayo oo codsaday in la joojiyo Qaadka

0
294

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dadweynaha ku nool magaalada Kismaayo ayaa codsaday in la joojiyo Qaadka/Jaadka si looga hortago Carona-virus oo dhibaaro ku haya caalamka,xili tirada laga helay ee gudaha dalkana ay sii kordheyso.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here