Dadka Deegaanka Hadaafoow oo codsaday in loo qodo Ceel Biyood

0
23
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka kunool deegaanada Hadaafow ee kaga beegaan dhinac Galbeed ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo wajahaday dafuuro dhinac  nolasha , waxayna u baahan yihiin in deegaanka laga hirgaliyo ceelbiyood
Mid ka mid ah bulshada deegaanka ayaa waxuu sheegay in uu deegaanka hadaafow ay ka jiraaan baahi biyo la’aaneed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here