Dadku ku dhaqan Jasiiradda Madhawa oo ka cabanaya baahi Dhanka waxbarashadaa

0
481
Kismaayo(Idaacada Waamo) Jasirada Madhawo Oo  Kismayao Kajirto  Dhanka Konfureed  Ahna  Degaan Qadiimi Ah Isla Markana Ay Kunoolyihiin Qoysas Aad Ubadan oo garaya ilaa 600 Oo Qoys   Ayaa Waxaa Degaanka Kajirto Bahiyo Kala Duwan Oo Dhanka waxbarashada ah
Jasirada waxaa kuyaalo kaliya Hal Madaraso  Oo Ay Dhigtaan 300 oo arday Tasi Oo Ubahan in Dayactir Lagu Sameeyo Madama Ay Dhisan Tahya Waqti aad udheer Goordhawna Dacyactir Aan weyneyn Ay Kusamayeen Dadka Jasirada
Bakaari shey laali waa maclinka Dugsi Quraanka Kaliya Ee Degaanka Waxuna Codsanayaan in Laga Caawiyo Sii Jiritaanka Madarasada Dugsi Quraanka Madhawo.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here