Dadkii kasoo laabtay Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Kenya oo goobo ganacsi ka sameystay Magaalada Kismaayo

0
405

Kismaayo (Waamo Radio)Magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ee Dowlad Gobaleedka Jubaland ayaa waxaa laga dareemayaa kobac dhinaca Ganacsiga ah oo sameysayaan dadka dib ugu laabtya Dalka soomaaliya.

dadka Ganacsiga ka Sameeysanaya Suuqyada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay Qaarkood kasoo laabteen Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee Dalka Kenya Waxaana ay Radio Waamo uga warbiyeen  Ganacsigooda.

Waxaa Warbixintaan Inoo Soo Jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here