Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad boqol qoys ayaa ka barakacday tuulada golaleey oo hoostagta degmada Jowhar.
Dadkan ayaa ahaa beeraleey ,beerahiina waxa abaabiyay biyaha roobabka ,iaygoo u Barakacay tuulooyinka doon furuqle iyo qarqaroow oo dhanka galbeed kaga began tuuladaasi.
Dadkan ayaa ahaa beeraleey ,beerahiina waxa abaabiyay biyaha roobabka ,iaygoo u Barakacay tuulooyinka doon furuqle iyo qarqaroow oo dhanka galbeed kaga began tuuladaasi.
Muuse Axmed oo ka mid dadka ka barakacay tuulada galooley ayaa ka warbiyay saamaynta ay roobabku ku yeesheen dadka Beeraha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.