Dadka Xafada Calanley Ee Magalada kismayo oo Logu Baqay in Ay ilaliyaan Nadafada Xeebta Calanley 

0
478
Kismaayo(Idaacada Waamo)kuwaan waa dhalinyaro kaqeyb Qadaneysay Barnamijka Dooda Ee Kabaxa IdacadaWaamo Kaso mowduuca Haltabintiisu Ahaa Ilalinta Nadafada Degaanka
waxey Si iskumid ah Ugu Damqadeen Nadafad Darada Xeebaga Dalkena Gaar Ahaan Xeebta Calanley Ee Kismaayo Tasi Oo Hoyi Unoqotay Qashin Ay Mar walibo Lagu Soo Daadiyo
Inkasto Marar Badan uu Nadifiyay  Mamulka Degmada Kismaayo oo kashanaayo Ururada Dhalinyarada Iyo Haweynka Ayaa Hadana Waxaad Modaa In Aysan Jirin Masuliyad Weyn Oo Ay Dadka Xafada Iska Saraan Gaar Ahaan dadka Degan Guryaha udhaw Xeebta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here