Dadka Xaafadda Buula-fatuuro oo ka cabanayo Biyo yari heeysato

0
350

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli dhawaan Biyo dhaamin loo sameeyey dadka ku nool Xaafadda buulo-fatuuro oo ka mid ah Xaafadaha Magaalada Kismaayo ayaa weli waxa ay ka cabanayaan Biyo yari ka jirto halkaasi

Xaafadda oo ku taallo meel buuro dhagax ah ayna adag tahay in ceel laga qodo ayaa dadka deggan Xaafadaasi waxay codsanayaan iney helaan ceelal riig lagu qodo oo ay uga baxaan Biya la,aanta.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here